Regional Affairs
Xasan Sheekh oo shaaciyey waxa dhex-maray DF iyo Israel ka hor aqoonsigii Somaliland
Muqdisho (Caasimada Online), Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku tilmaamay aqoonsiga ay Israa'iil siisay Somaliland mid aan ahayn aqoonsi dhab ah, balse uu sheegay inuu yahay "dabin" ay ku dhacayso Somaliland. Wareysi uu siiyay barnaamijka Miisaan Podcast ee ka baxa Dawan, ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh ku sheegay in tallaabada Israa'iil aysan waxba ka […] The post Xasan Sheekh oo
Editorial note. SomDesk compiles and summarizes reporting from named external sources. Every item attributes and links to the original publisher. Summaries are produced through an automated process and are provided for orientation, not as original reporting. The views in the source material belong to those publishers.