SomDesk
Editorial Intelligence
International

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ganacsato ajaanib ah

13 June 2026 · Corroborated · 2 sources · Edition 1

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi sare oo ganacsato ah oo ka socday dalka Talyaaniga. Soo dhaweyntan waxaa qeyb ka ahaa ganacsato iyo mas'uuliyiin kale, waxaana booqashadan ay qayb ka tahay diyaar-garowga munaasabadda Somalia, Italy Business Week 2026, oo ah madal lagu […]

Editorial note. SomDesk compiles and summarizes reporting from named external sources. Every item attributes and links to the original publisher. Summaries are produced through an automated process and are provided for orientation, not as original reporting. The views in the source material belong to those publishers.