International
Maxay Africa uga dhigan tahay magacaabista Cumar Cartan ee Super Cup-ka Yurub?
Muqdisho (Caasimada Online), Laga soo bilaabo Soomaaliya ilaa Salzburg, magaalada afaraad ee ugu weyn Austria, laga soo bilaabo garoomada maxalliga ah ilaa finalka ciyaaraha Yurub, seerigu wuu sii dhawaaqayaa, mana muuqato inuu dhowaan joogsan doono. Xilli uu soo jiitay indhaha bahda kubadda cagta caalamka, garsooraha caanka ah ee Soomaaliyeed Cumar Cartan ayaa loo magacaabay […] The post Maxay A
Sourced from
Editorial note. SomDesk compiles and summarizes reporting from named external sources. Every item attributes and links to the original publisher. Summaries are produced through an automated process and are provided for orientation, not as original reporting. The views in the source material belong to those publishers.