International
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Jowhar Kula Kulmay Saraakiisha Ammaanka Iyo Odayaasha Dhaqanka Hirshabeelle
JOWHAR, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle kulamo muhiim ah kula qaatay, saraakiisha hay'adaha ammaanka iyo Hoggaanka dhaqanka deegaanka, kuwaasi oo diiradda lagu saaray xoojinta amniga iyo dardargelinta wada shaqeynta bulshada iyo laamaha ammaanka. Madaxweyne Xasan Sheekh oo Saraakiisha
Sourced from
Editorial note. SomDesk compiles and summarizes reporting from named external sources. Every item attributes and links to the original publisher. Summaries are produced through an automated process and are provided for orientation, not as original reporting. The views in the source material belong to those publishers.