SomDesk
Editorial Intelligence
Security

Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka oo dhulka ku jiiday Netanyahu

13 June 2026 · Single source · Edition 1

Washington (Caasimada Online), Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, JD Vance ayaa eedeyn culus u jeediyay Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil, Benjamin Netanyahu, isaga oo ku tilmaamay shaqsi caadeystay bilaabista dagaallo cusub kadib marka guulo hordhac ah laga diiwaangeliyo colaadda Bariga Dhexe. Vance waxa uu tilmaamay in Netanyahu uu ku lug leeyahay khaladaad isdaba-joog ah oo saameyn weyn ku […] The

Sourced from
Editorial note. SomDesk compiles and summarizes reporting from named external sources. Every item attributes and links to the original publisher. Summaries are produced through an automated process and are provided for orientation, not as original reporting. The views in the source material belong to those publishers.