International
Loolan xoogan oo loogu jiro kursigii uu baneeyay Aadan Madoobe
Muqdisho (Caasimada Online), Waxaa haatan bilowday loolan xoogan oo loogu jiro xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka, oo uu banneeyay Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo Khamiistii loo doortay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, kadib doorasho ka dhacday magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay Siyaasiyiin kasoo jeedo Koonfur Galbeed, oo saami ahaan leh kursiga ayaa haatan bilaabay […] The post
Sourced from
Editorial note. SomDesk compiles and summarizes reporting from named external sources. Every item attributes and links to the original publisher. Summaries are produced through an automated process and are provided for orientation, not as original reporting. The views in the source material belong to those publishers.