SomDesk
Editorial Intelligence
International

Kheyre oo eedeyn culus u jeediyay Xasan Sheekh iyo dowladdiisa

13 June 2026 · Single source · Edition 1

Muqdisho (Caasimada Online), Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay iska hor-imaad ka dhacay xaafadda Goleey ee degmada Cabdicasiis, isagoo Dowladda Federaalka ku eedeeyay inay ku lug leedahay waxa uu ku tilmaamay "dhulboob iyo barakicin lagu hayo shacabka danyarta ah." Kheyre oo qoraal ku baahiyay bartiisa Facebook ayaa […] The post Kheyre oo eedeyn cul

Sourced from
Editorial note. SomDesk compiles and summarizes reporting from named external sources. Every item attributes and links to the original publisher. Summaries are produced through an automated process and are provided for orientation, not as original reporting. The views in the source material belong to those publishers.